Soomaaligii ugu horeeyey oo ka mid noqday Xildhibaanada Baarlamanka Finland

Suldaan Saciid Axmed ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Finland. Wuxuu noqonayaa Soomaaligii ugu horreeyay ee ka mid noqda Baarlamanka dalkaas, isagoo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay xilkan “Shaqo badan ayaa inoo taalla sidii aan uga shaqeyn lahayn Finland ka fiican sida ay hadda tahay,” ayuu yiri Axmed. Wuxuu sheegay … Continue reading Soomaaligii ugu horeeyey oo ka mid noqday Xildhibaanada Baarlamanka Finland